qaladku ma ahan guuldarada noloshaada lkn waxa waaye cabsida waxa dib ku dhigaayo , mar walbo aad guuldaresato waxad heysataaa jaanis labaad aad ku guuleysan karto aadna dib u sixi karto qaladkaaga , wax ka baro casharada noloshada kuso maro .
dhiiragalinta maanta
farxada inta badan qofka asiga sameysto ha sugin qof inuu farxad ku siiyo waligaa 😃👌
Comments
Post a Comment